Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

May 2015 Archive

Daawo Sawirrada: Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo lagu soo dhoweeyay Colombus, Ohio
  ...
TACSI TIIRAANYO LEH. Marxuum Dr. Xasan Sheekh Cali (Xasan Cadde ) oo ku Geeriyoodey Magaalada Birmingham.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN.  Waxaa maanta oo ah maalin Axad ah oo ay taariikhduna ay  tahay 31.5.2015 magaalada Birmingham ku geeriyoodey Marxuum Dr. Xasan Sheekh Cali ( Xasan ...
LIVE U DHAGEYSO: R/wasaaraha oo shirka maamulka goballada dhexe furaya(TOOS XARUNTA SHIRKA)
LIVE U DHAGEYSO: R/wasaaraha oo shirka maamulka goballada dhexe furaya(TOOS XARUNTA SHIRKA)   [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/05/LIVE-CADAADO-HADDA.mp3"][/audio]
LIVE: RW Sharmaarke oo gaaray Cadaado laguna wado inuu furo shirweynaha maamul u sameynta
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo gaaray degmada Cadaado ayaa lagu wadaa inuu furo wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta goballada dhexe. Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali ayaa safarkiisa Cadaado waxaa ...
DFS oo ka hadashay jiritanka heshiis Shidaal oo ay la gashay Shirkado Ajnabi ah.
Dowladda Somalia: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah” Muqdishu, 30 May 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey ...
DHAGEYSO: Guddiga farsamada oo ka hadlaya halka ay howsha marayso iyo shirka waxa laga damacsan yahay
Guddiga farsamada maamul u sameynta goballada dhexe ayaa ka warbixisay halka ay marayso howsha maamulka loogu samaynayo goballada dhexe. Guddoomiyaha guddigaasi Xaliima Yareey ayaa ka warbixisay halka ay wax marayaan. [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/05/xaliimo-yarey.mp3"][/audio]
Dhageyso+Sawirro: Maxaa u qabsoomay hal sano kadib Jaamacadda Galgaduud University ee magaalada Caabudwaaq?
Maamulka Jaamacada Galgaduud University ee Degmada Caabudwaaq ayaa kawarbixiyay hormarka ay samaysay Jaamcada Mudo Halsano ah oo ay furneed Ayaanle Cabdulaahi Jaamac wakiilka Saadaal Media ayaa booqdey Jaamacada warbixintaana inooga soodiyaarshey: [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/05/Warbixin-Hal-sano-kadib-waxa-u-qabsoomay-Jaamacada-Galgadud-University-ee-Degmada-Caabdwaaq.mp3-SAADAAL.mp3"][/audio]        ...
XOG HOOSE: Wasiirka difaaca Somalia oo Cadaado gaaray lana kulmaya waxgaradka iyo isimada waqooyiga Galgaduud
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa shalay galinkii dambe ka degay degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ayaa sheegaya inay soconayaan kulamo iyo shirar ...
TOP DHAGEYSO: M/weyihii hore Galmudug Caalim ”Waxaa la rabaa Nin ka nadiif ah dagaal sokeeye iyo qab-qablenimo”
Madaxweynihii hore ee Galmudug State ayaa siyaasiyiinta iyo shacabka goballada dhexe ugu baaqay inay taageeraan dhismaha dowlad gobaleedka cusub. Col. Maxamed Axmed Caalim ayaa sheegay in goballada dhexe ay doonayso nin ...
TOP DHAGEYSO: Cabdikariin Guuleed ”Galgaduud wuu ka wanaagsan yahay Baydhabo iyo Kismaayo”
Musharrax Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in sidii la rabay uusan u socon shirkii maamul u sameynta goballada dhexe. Wasiirkii hore ee amniga qaranka iyo arrimaha gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ...

Next Page »