Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

April 2015 Archive

Dhismaha Masjidka al Saabiqiin ee Degmada Baargaal oo dib u dhiskiisu bilowday maanta (Sawiro)
Masjidka Al Saabiqiin ee Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu oo dhisnaa mudo ka-badan 200 sano, ahaana mid qaada dad yar ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 / 4 /2015 la bilaabay dib ...
Warsaxaafadeed:- Madaxweynaha oo furey shirka Madasha Wadatashiga
Garoowe, 30 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga furey shirkii labaad ee Madasha ...
TOP DHAGEYSO: Dowladda Somalia oo si adag uga hadashay Shidaalka ku jira Puntland iyo Somaliland + Heshiisyada shirkadaha shisheeye
Shalay magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo ay ka qaybgaleen shirkado caalami ah iyo dhinacyo danaynaya shidaalka iyo khayraadka dalka Soomaaliya. Dowladda Federaalka waxaa u matalayay wasiirka ...
Daawo Sawirro badan: Shirka ka furay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland
WARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweynayaasha Dawladda Puntland, Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya , Madaxweynaha Maamulka Jubba-Land iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta si’ wada jir ah u daah furay madasha wada tashiga ...
TOP DHAGEYSO: MD Cabdi Qeybdiid oo dhaliilay dowladda Somalia iyo Puntland + Sababta?
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid  ayaa Eedeeyn dusha uga tuuray Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya. Cabdi Xasan Cawaale ayaa sheegay in Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ay ...
DHAGEYSO FAAHFAAHIN: Guddigii Farsamada maamulka goballada dhexe oo la kala diray + Sababta?
Odayaasha dhaqanka ee Shirka Cadaado ayaa kala diray Guddidii Farsmada ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen inay ergada ku daraan Xubno ka socday Gobolka Mudug oo markii hore ...
Top Dhageyso wareysi: Maxamed Xaashi oo bixiyay wareysi xasaasi ah isagoo ku sugan Cadaado+Arrimo la isku heysto
Guddiga farsamada maamulka goballada dhexe ayaa  sheegay in aysan waxba kajirin hadalkii ka soo yeeray Saxiixayaashii Shirka ee ahaa in lakala diray Gudiga Iyada oo kulan ay Magaalada Cadaado  ku yeesheen ...
DAAWO MUUQAAL: Soo dhoweyntii Gaas uu Garoowe ugu sameeyay Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan
https://www.youtube.com/watch?v=8l81TNY-0u8
LIVE U DHAGEYSO: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Boosaaso iyo xaaladda sida ay tahay
Qarax Bam oo khasaare geystay ayaa xalay lagu weeraray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa la arkayay iyagoo gaaf wareegayay agagaarka dekadda magaalada Boosaaso ayaa la ...
TOP DHAGEYSO:- Wariye iyo Xaaskiisa oo si naxariis la aan ah loogu dilay magaalada Baydhabo
Kooxo hubaysan ayaa xalay waxa ay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ku dileen Wariye Daa'uud Cali Cumar iyo Xaskiisa, waxaana dilkaan uu dhacay saqdii dhexe ee xalay.   Wariye C/qaadir Barre ...

Next Page »