Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

March 2015 Archive

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo lagu soo dhoweynayo dalka Sweden (Daawo Sawirrada)
Xildhibaan Abdibarre Jibrill ayaa saaka si diiran Jaaliyada Soomaaliyeeda ee Wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Stockholm ugu soo dhaweeyeen si heersare ah.  Xildhibaanka ayaa la kulmi doona Jaaliyada iyo siyaasiyiin ...
DHAGEYSO:- Nin Nabadoon ah iyo Xaaskiisa oo lagu gowracay magaalada Baydhabo
Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan Dowladda Jabuuti ay ka Ambabaxeen Baledweyne,kuwaas oo ku siijeeda Degmada Cadaado oo ...
DEGDEG DHAGEYSO: MD Gaas oo si kulul uga hadlay deegaanada Sool iyo Sanaag iyo arrinta goballada dhexe
Madaxwaynaha Maamulka Puntland ayaa  sheegay in Maamulkiisu  waajib  uu  ku yahay soo celinta Gobolada Sool Iyo Sanaag oo hadda lagu muransan yahay.  Madaxwayne Gaas waxa uu sheegay, in  Goboladaasi, marar badan  ...
Daawo Sawirrada: Mid kamid ah beelaha Daarood oo maanta ku shiray magaalada Gaalkacyo
kulan ay isku gu yimaadeen 0dayaasha Dhaqanka, salaadiinta, siyaasiyiinta iyo  waxgaradka beesha mehri ismaaciil Ayaa waxay kaga hadleen shir ay dhawaan ku qabteen qaarkamid  ah beesha mehri ismaaciil Ayna ku ...
TOP DHAGEYSO WAREYSI EXLUSIVE: Faahfaahin ku saabsan shirarka Kismaayo, qaabka ay u socdaan iyo Doodda Degmada Kismaayo
Xoghayaha guud ee guddiga dib u heshiisiinta maamulka KMG Jubba Farxaan Cabdi Afdhuub oo ku sugan magaalada Kismaayo goobjoogna u ah shirarka soo xulista baarlamaanka iyo doodista degmooyinka goballadaasi. Wuxuu sheegay ...
Daawo Sawirro+Warbixin: Madaxweyne Gaas oo kulan su’aalo adag lagu weydiiyay kaga qeyb galay Jaamacadda Bariga Afrika
WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-3-2015 hoolka jaamacada Bariga Afrika ee Garoowe  kaga qeyb-galay Barnaamij ay dawladda Puntland soo qaban qaabisay oo ...
TOP DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH: Nabadoon Daahir Yuusuf oo ka warramaya shirarka ka socda magaalada Kismaayo iyo qeybsiga degmooyinka Jubba
Nabadoon Daahir Aadan Yuusuf oo kamid ah ergada ka qeyb galaysa shirka soo xulista baarlamaanka Jubba oo waayadii dambe looga doodayay arrimaha la xiriira degmooyinka goballada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe ...
War Deg deg ah : Daawo Alkataa’ib oo Soo bandhigtay Filim ay ka soo duubtay Buuraha Golis ee Puntland.
Hay’adda Alkataa'ib ee dhinaca warbaahinta u qaabilsan Xarakada Alshabaab ayaa markii ugu horeysan soo bandhigtay filim cusub oo looguyeeray من ثغور العز2 Dhufaysyadii Sharafta Q 2aad oo ay ka soo ...
LIVE U DHAGEYSO: Degmooyinka Gobalka Gedo oo weli la isku hayo, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ka hadlay iyo dood ka taagan Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbad Hoose waxaa ka soconaya shirar lagu soo xulayo xildhibaanada uu yeelanayo maamulka KMG Jubba. Dooddii ugu cusleyd ayaa ka taagan xagga degmooyinka iyo sida ay ...
TOP DHAGEYSO: Shir ka furmay magaalada Baladweyne, maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh.dhexe + Arrin qarsoon?
Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay, in  ay aad uga walacsan yihiin Marxalada ay ku jirta Degmada Buula Burde oo  in ku dhaw hal sano ay  xiran ...

Next Page »