Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

January 2015 Archive

Dhageyso+Sawirro:RW. Cumar: “ Codsiga 10 maalmood wuxuu ahaa mid ka turjumaya tixgalinta talooyinka Baarlamaanka iyo dhamaystirka Xukuumadda”
Muqdisho, 31 January, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa in ...
Dhageyso+Sawirro: Ganacsatada gobalka Nugaal oo aqbalay baaq dhowaan ka soo baxay Madaxweye Gaas
WARBIXIN+SAWIRRO : Ganacsatada Gobolka Nugaal oo soo ajiibay baaqi madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa Puntland ha isku tashato ayaa maanta si rasmi ah madaxweynaha ugu wareejiyey ...
Dhagayso:Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Xiriirka Gobollada Puntland, Bashiir Xaaji Gurxan oo ka waramay wasiirada Cusub,arrimaha Puntland iyo maamulka gobalada Dhexe
Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Xiriirka Gobollada, Bashiir Xaaji Gurxan oo ka waramay wasiirada Cusub,arrimaha Puntland iyo maamul u samayn ta gobalada Dhexe.   Hoos ka dhagayso Barnaamijka oo Dhamaystiran [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/01/1960-1422499966.mp3"][/audio]   Dhagayso wareysiga Qaybtii Labaad:   [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/01/1960-1422501094.mp3"][/audio]  
Dhegayso VOA: RW Cumar C/rashiid oo lagu dhegan yahay & Xildhibaan food is daray
Xildhibaan Maxamed C/laahi Xasan (Fadheeye) oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa si kulul kaga hadlay 10­kii cisho ee maanta uu Ra’iisal Wasaaruhu soo weydiistay Xildhibaanada Baarlamaanka. Guddoonka Sare Baarlamaanka, ayuu ...
TOP: RW CC Sharma’arke oo War cad kasoo saaray dhacdooyinkii uu maanta kala kulmay Xildhibaanada
R/wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu Caawa shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya. R/wasaaraha ayaa waxa uu kulankiisa uga hadlaayay Ogolaanshihii uu Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya maanta ka ...
DAAWO MUUQAAL: -Xiisadii Markabka Hubka siday ee udhaxaysay P/land Iyo Soomaliland, CADAMI oo su’aalo adag La hordhigay, Una Hanjabay maamulka P/land (Video)
Iyadoo uu taagnaa labadii Casho ee udanbaysay hadalo ay warbaahinta isku marinayeen maamulada Somaliland Iyo Puntland oo la xidhiidha halka uu salka ku hayo HUBKA saaran markab kusoo xidhay dekeda ...
WAR DEG DEG AH:- Al-Shabaab oo aad loogu duqeeyay shabeelaha hoose
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in diyaarado aan la garan nuucooda ay duqeymo xoogan ka geystaan deegaan ka tirsan tuulo u dhow deegaanka Toora-toorow. Duqeyntan oo dhacday gelinkii ...
TOP NEWS :- Ra’iisul Wasaare Cumar “Aniga Siyaasadii Socotay Qeybna Kama Ahayn”
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu ka codsaday in muddo 10 cisho ah ay siiyaan si uu usoo dhameystiro golahiisa wasiirada. Waxa uu ...
DAAWO MUUQAAL:- Taliyaha Ciidanka Booliska AMISOM oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan
DAAWO MUUQAAL:- Taliyaha Ciidanka Booliska AMISOM oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan https://www.youtube.com/watch?v=VA7lumhHJGU
DAAWO MUUQAAL:- Madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud “Alshabaab guulo waawayn ayaan ka gaarnay”
DAAWO MUUQAAL:- Madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud "Alshabaab guulo waawayn ayaan ka gaarnay"   https://www.youtube.com/watch?v=IoyfzspCoGs

Next Page »