Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

December 2014 Archive

Qaar kamid ah waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Guuleed Maxamed Siyaad
INNAA LILAAH WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN!!  Tacsi tiiraanyo leh! Waxaa maalintii Talaadada ahayd ee ina dhaaftey oo ku beegan 30.12.2014 magaalada Muscat ee waddankaan Cummaan ku geeriyoodey Eebbe naxiriistii Janno haka ...
Dhageyso+Sawirro:- Madaxweyne Gaas oo soo gebagebeeyay safarkiisa degmada Eyl
WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo  shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-12-2014 kormeer shaqo ku tagay ...
DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland oo Suuqyo Cusub u Raraya Ganacsato Banaanka Badeecooyinka Dhigta
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ay ka midyihiin madaxweyne ku xigeenka labaad Suldaan Cabdiqaadir Lugadheere iyo Guddoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Timajilic ayaa maanta kormeerey goobo kala duwan oo ...
Xildhibaan nuur Faarax iyo Dr.Bashiir Nuur Bidaar oo ka Tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Guulleed Maxamed Siyaad Barre
Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo kamid ah xubnaha golaha baarlamanka Soomaaliya ayaa tacsi u diray ehelka, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay allah u naxariistee Marxuum Guulleed ...
LIVE MUQDISHO:- Zakariye Ismaaciil oo Laga Soo Dajiyey Garoonka Aadan Cadde
Warar hadda naga soo gaaraya garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa sheegaya in halkaasi laga soo dajiyey sargaalkii Alshabaab ee dhawaan iska soo dhiibey gobolka Gedo, kadibna dowladda Kenya ay la ...
R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”
Muqdisho, 31, Dec, 2014.....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq noqday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ...
DHAGEYSO: Gargaar laga qeybiyay deegaano ka mid ah gobalka Gedo iyo xaaladda biyaha
Gar-gaar ayaa laga qeybiyay qeybo ka mid ah gobalka Gedo ee koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana deegaanada laga qeybiyay ka mid ah Faafaxdhuun, Ceel-waaq iyo deegaano kale. Suldaan Siraaji oo ku sugan ...
TOP NEWS DHAGEYSO: Maamulka Shabelle State ”Sh.hoose anaga ayaa maamulna, Shariif Xasan ma imaan karo”
Masuul u hadlay Maamulka Shabeelle State ee lagagag dhawaqay Gobolada Shabeleeyinka ayaa sheegay in aysan waxba ka qusayn Maamulka Konfur Galbeed ee  Shariif Xasan, Kaas oo qayb ka mid ah ...
DEG-DEG: Isgaarsiinta magaalada Baydhabo oo xun iyo Itoobiya oo saanad u socoto
War deg-deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya inay aad u xun tahay isgaarsiinta magaaladaasi oo ay culeys saartay. Dad ku sugan magaalada ...
DEGDEG:- Dagaal beeleed ka qarxay deegaanka Deefow ee gobalka Hiiraan // Yuu u dhaxeeyaa?
War degdeg ah oo ka soo dhacay gobalka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleedyo ay ku dagaalameen deegaanka Deefow ee duleedka magaalada Baladweyne. Wararka ayaa sheegaya in dagaal beeleedyadan ay ka ...

Next Page »