Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

October 2014 Archive

LIVE NAIROBI:- Meydka taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo baaritaanno ay ku socdaan
LIVE NAIROBI:- Meydka taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo baaritaanno ay ku socdaan
TOP BAYDHABO:- Ergada ku shirsan magaalada Baydhabo oo dooratay shir guddoon
Shirka ka socda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay laguna dhisayo maamul goboleedka ka kooban sadexda gobol ee Shabeelada Hoose, Bay iyo Bakool ayaa waxa uu yeeshay shir gudoomiye. Sheekh Xasan ...
VEDIO: Somali Ambassador to Ethiopia H.E Ahmed AbdiSalam Aden talks about Ethio-Somalia relations
 
WATCH VEDIO: Military takes over the leadership of Burkina Faso
 
DAAWO VEDIO:- Millateriga dalka Burkina Faso oo afgambi kula wareegay talada dalkaasi
DAAWO MUUQAALKA:- Millateriga dalka Burkina Faso oo afgambi kula wareegay talada dalkaasi
LIVE MUQDISHO:- DHAGEYSO – Siyaasi caan ah oo ka hadlay geeridii taliyihii booliska iyo taariikhdiisa
Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalkan soo maray isla markaana ka mid ahaa musharixiintii xika madaxtinimo u tartamay ayaa ka hadlay geerida taliyihii ...
Meydka Taliyihii Booliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan oo Nairobi la geeyay si loo baaro waxa uu u dhintay
Warar naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in la gaarsiiyay meydka taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib markii xanuun deg-deg ah ...
TOP DHAGEYSO:- Dagaal beeleed ka soo cusboonaaday gobalka Mudug iyo xiisad ka taagan Gaalkacyo
Dagaal beeleedyo sababay khasaare ayaa la soo sheegayaa inay ka soo cusboonaadeen saacadihii la soo dhaafay deegaanno hoos yimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Dagaalkani ayaa u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyo ...
R/wasaarihii hore mudane Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay gaaridii ku timid taliyihii ciidanka Booliska ‘’Warsaxaafadeed”
31-10-2014 (Jimco) - Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed(Farmaajo) wuxuu tacsi u dirayaa umadda Soomaaliyeed iyo qarankeedaba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid taliyihii ciidanka booliska Soomaaliya ...
XOG HOOSE: Warar sheegaya in meydka taliyihii booliska lagu soo baarayo Nairobi ”Warbixin”
Warar isa soo taraya oo soo baxaya ayaa sheegaya in taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed la baaro aaskiisa ka hore sababihii uu u dhintay kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya ...

Next Page »