Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

September 2014 Archive

DAAWO: Hoggaamiyaha maamulka KMG Jubba Axmed Madoobe iyo saraakiil AMISOM ah kula kulmay Kismaayo
Hoggaamiyaha maamulka KMG Jubba Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta xarunta madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay saraakiil ciidan oo ka socotay ciidamada nabad ilaalinta midowga africa ee AMISOM. Saraakishan ciidan ayaa waxa ...
DAAWO: Doorasho maanta ka dhacday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
Shir lagu doortay Guddoomiyaha iyo Boarka Dalladda Midowga Ururada dhalinyarada Gobolka Bari  ee ABAYAN ayaa maanta ka dhacday magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Maamulka Gobolka Bari,Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Ciidamada dowlada oo la wareegay deegaanka Raage ceelle
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Raage Ceelle ee ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamada Dowlada iyo ...
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo soo xiray Aqoon-siweydaarsi loo qabtay Saamileyda Barnaamijka Heshiiska Cusub(SAWIRO)
  Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saamileyda barnaamijka Heshiiska ...
DHAGEYSO: Dadka muruq-maalka ah ee ka shaqeysta farsamada Ganacta oo ka warramay sida ay nolashooda ugu dabaraan
Dadka Muruq Maalka Ah ee Kashaqaysta Farsamada Gacanta Ee Kunool Caabudwaaq Oo Kawaramay Sida Ay Noloshooda Ugu Maareeyaan Shaqada Ay Qabtaan.SAMSAM CABDULAAHI MUUSE oo kamid ah howl wadeenada SAADAALMEDIA ee Caabudwaaq ayaa warbixintaasi ...
DAAWO VEDIO: R/wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”
Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa waxaa hoggaaminayey xoghayaha arrimaha Didbedda ee dowladda Switzerland, waxaana kulankaasi uu ka dhacay aqalka madaxtooyada Soomaaliya, Wasiir ku-xigeenka ...
DAAWO VEDIO:- Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Sacuudiga si ay ugutaan Acmaasha Xajka
DAAWO VEDIO:- Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Sacuudiga si ay ugutaan Acmaasha Xajka http://www.youtube.com/watch?v=-JdcxHi6s_o
DAAWO: Odayaal iyo Ganacsato ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo ku shiray Gaalkacyo
Shirkaan oo ah mid hordhac ah ayaa waxaa isugu yimid Odayaasha iyo Ganacsatadda Magaaladda Gaalkacyo ee ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland,waxaana looga hadlayay dainta xiisada ka taagan Gaalkacyo. Odayaashii ...
DHAGEYSO: Taliska booliska gobalka Bari oo howlgallo amniga lagu xaqiijinayo billaabay
Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa hawlgal ay sameeyen kuso qabtay dhalinyaro tiradoodu gaarayso Toban,kuwaas oo falal amaan daro ah xilliyada habeenkii ah ka samayn jiray magaalada. Dhalinyarada la qabtay ayaa furan ...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya(SAWIRO).
  Mogadishu, September 30 , 2014- Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya ambassador Olgan ...

Next Page »