Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2014 Archive

DAAWO VEDIO: Prof: Maxamed Cabdi Gaandi oo ka hadlay Isirka Soomaalida(Qabiilka) – PART 2
http://www.youtube.com/watch?v=EoB9O0bzmMk
DAAWO VEDIO: Kulankii gaarka ahaa oo ay wada qaateen R/wasaare C/weli Sheekh iyo Col. Barre Hiiraale
http://www.youtube.com/watch?v=_8qyDXOedYA
DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne ku xigeenka Jubba Mudane Fartaag oo shirar kaga qeyb galaya Turkiga
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya degmada Kuntunwaarey oo ay isaga baxeen Alshabaab
Warar dheeraad ah ayaa caawa ka soo baxaya xaaladda degmada Kuntunwaarey ee gobalka Shabeellaha Hoose oo ay kaabiga ku hayaan ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta AMISOM. Ciidamada Alshabaab oo ...
Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo
Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD iyo Ururka Midowga Yurub ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyay heshiiskii uu galay Korneel Barre Aadan Shire Hiiraale, heshiiskaas ...
Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday
Agoosto 31, 2014.... Ciidadmada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al-shaab abaaro 11:30 galinkii hore ee maanta. Weerarka ...
TOP NEWS: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo arrin guul ah ku tilmaamay go’aankii Col. Barre Hiiraale “AKHRISO WARBIXINTA”
Hoggaamiyaha maamulka KMG Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa u hambalyeeyay Col. Barre Aadan Shire(Barre Hiiraale) oo qaatay Nabad xili uu muddo ku sugnaa deegaanka Goobweyn. Wuxuu sheegay Axmed Madoobe ...
CIIDAMADA NABAD SUGIDDA OO KA HORTAGGAY WEERAR AY AL-SHABAAB KU QAADEEN XARUNTA NABADD SUGIDDA EE GOBOLKA BENAADIR
Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo afjaray howglalkii looga hortgay iskudaygii maanta Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen xarunta Nabadsugida gobolka Benaadir Godka Jilicow ee ...
LIVE TOP NEWS:- Al-Shabaab oo Weerar kale oo xoog leh ku qaaday magaalada Mandheera ee Kenya
Kooxo hubeysan ayaa waxay weerar ka geysteen maanta oo Axad saldhig ciidamada booliska ay ku leeyihiin magaalada Mandheera ee dalka Kenya, waxaana la sheegayaa inay burburiyeen dhismo goobta ku yaalaay, ...
DEG-DEG: Weerarkii Muqdisho oo la soo afjaray iyo saraakiisha amniga oo gaaray halkaasi
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Godka Jilicow ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan, isla markaana la soo afjaray weerarkii ALshabaab ay halkaasi ku qaadeen maanta. Waxaa dhammaanba ...

Next Page »