Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

July 2014 Archive

DHAGEYSO: Gud. Guurtada Garbahaarey oo Saadaal Media uga warbixiyay kulamadii ay la qaateen madaxweyne Xasan Sheekh – WAREYSI
Guddoomiyaha golaha guurtida ee magaalada Garbahaarey Nabadoon Buraale Jaamac Deer oo wareysi gaar ah siiyay caawa shabakadda Saadaal Media ayaa ka hadlay booqashii Xasan Sheekh ee Garbahaarey. Wuxuu sheegay in si ...
AKHRISO: Go’aamo adag oo ay Puntland ka qaadatay wada shaqeynta dowladda dhexe
If there are images in this attachment, they will not be displayed.   Download the original attachment È Page 1 GO’AAMADII KA SOO BAXAY SHIRKII GOLAHA XUKUUMADDA DOWLADDA PUNTLAND KHAMIIS 31/07/2014 Dowladda Puntland markay aragtay heshiiskii maamul-u- ...
DHAGEYSO: Ciidamadii Ahlu Sunna ee ku kala dhex jiray beelihii Caabudwaaq oo loogu deeqay dhaqaale
Deeq Lacag Ah Ayaa Loogu Deeqay  Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlusuna waljameeca ee ku kala dhex jiray Beelihii dhowaan Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Caabudwaaq.Wariyaha Shabakada Saadaal.net Ee Gobalka Galgaduud Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaasi inooga Soodiray ...
DHAGEYSO: Safarkii madaxweyne Xasan Sheekh ee Garbahaarey oo la dhaliilay
Sheekh Mursal Isxaaq Gees-dheere oo ahaa xoghayihii difaaca Ahlu Sunna Waljamaaca ee Koonfurta ka hor inta xukuumaddii Saacid aysan qaramayn ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya iyo saraakiishii la socotay ay dhaliilayaan, ...
DEG-DEG: DHAGEYSO: Maamulka Puntland oo sheegay inay jareen xariirkii kala dhaxeeyay dowladda Soomaaliya
Maamulka Puntland ayaa kulan deg-deg ah oo ay caawa ku yeesheen aqalka Madaxtooyada ee Garoowe waxay ku qaadaceen heshiiskii magaalada Muqdisho shalay ka dhacay oo ku saabsanaa dhismaha maamulka goballada ...
DHAGEYSO: Masuuliyiinta DF ee Garbahaarey oo Saadaal uga warbixiyay kulamadii ay la qaateen madaxweyne Xasan Sheekh(Wareysi xasaasi ah)
Col. Khaliif Nuur Xiireey Goobe oo kamid ah saraakiisha iyo xubnaha maamulka dowladda Soomaaliya ee gobalka Gedo ayaa Saadaal Media faahfaahin ka siiyay kulamo maanta madaxweynaha ay kula qaateen halkaasi. Waxa ...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqday qabrigii AUN Maxamed Siyaad Barre iyo xarumo kale oo ku yaalla Garbahaarey(WARBIXIN)
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo halkaasoo uu kula kulmay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana madaxweynaha uu la hadlay ...
Madaxwayne Gaas oo Garoowe Maanta ka dhagax dhigay Wadooyin,Dhismayaal kalana Xariga ka jaray ”WARBIXIN+SAWIRRO”
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ka dhagax dhigay Wadooyin laf dhabar u ah isu socadka Dadka iyo Gaadiidka,isagoona sidookale xariga ...
WARBIXIN+SAWIRRO:Madaxwaynaha Puntland Dr. Gaas oo maanta Xariga kajaray Buundada Middigar ee Sunujiif Gobolka Nugaal.
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta waxa uu xariga kajaray Buundada Middiger ee Sunujiif oo katirsan Gobolka Nugaal. Xaflada Xarig jarka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne ...
Yusuf Indha-Cade oo ammaan darrida Muqdisho dusha u saaray beelo iyo…
Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde, ayaa waxa uu sheegay in Ammaan darida ka taagan Dalka ay sabaab u tahay dhibaatooyinka ka dhex taagan Beelaha wada dega Dalka, gaar ahaan ...

Next Page »