Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

June 2014 Archive

Justice & Constitutional Affairs Minister: “The establishment of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.”
  Mogadishu, 30th June 2014 – H.E. Farah Sheikh Abdulkadir, the Minister of Justice & Constitutional Affairs today welcomed the Parliament's overwhelming approval of the Judiciary Service Commission Law. Minister Farah ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka “Ansaxinta Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka waa talaabo weyn oo loo qaaday dhinaca dib u habaynta Cadaaladda Soomaaliya”
  Mogadishu, 30th June 2014 – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheikh Abdulqaadir, ayaa si weyn u soo dhoweeyey ansixinta uu Baarlamaanka Federaalka Soomaalia uu maanta ansixiyey sharciga ...
R.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka go’neyd midnimo iyo wadajirka Soomaaliya”
  Muqdisho, 30, June, 2014.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya ...
DEG-DEG: Baabuur ciidamada AMISOM looga gubay magaalada Muqdisho iyo dagaal xooggan oo ka soconaya xiligani degmada Hiliwaa
Wararka shabakadda Saadaal Media ay ka heleyso degmada Hiliwaa ayaa waxay sheegayaan in dagaal fool ka fool ah uu ka socdo. Dagaalka ayaa wuxuu u dhaxeeyaa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ...
DHAGEYSO: Warbixin ku saabsan maamulka KMG ee Baladxaawo oo dalbaday in laga la shaqeeyo dhismaha maamul ay yeelato degmada “RADIO SAADAAL’’
Wararka laga helayo degmada Baladxaawo ayaa sheegaya in maamulka KMG ah ee uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubba Jeneraal Fartaag uu si buuxda ula wareegay shaqadii maamulkii hore ay ...
DHAGEYSO: Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa cudurka HIV AIDs-ka oo ka dhacay magaalada Garoowe
Kulanka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa looga arinsanayay qatarta uu leeyahay cudurka dilaaga ah ee HIV AIDs oo Soomaaliya meelo kamid ah lagu arkay. Waxaa ...
DHAGEYSO: Waa sidee ammaanka magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool oo ay ku sugan yihiin ciidamada DF iyo kuwa Itoobiya
Guddoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool Maxamed Macallin ayaa ka warbixiyay ammaanka Xudur. Wuxuu sheegay in ammaanka magaalada Xudur uu yahay mid ka soo hagaagaya sidii hore isla markaana ciidamada ...
DHAGEYSO: Mashruuc wax lagu barayay arday u badan Gabdhaha ku nool deegaanada Puntland oo ku soo gebageboobay magaalada Boosaaso
Mashruuc soconayay muddo siddeed sano ah ayaa waxaa uu ka soconayay deegaanada maamulka Puntland waxaana wax lagu barayay gabdhaha ku dhaqan goballadaasi. Muuse Jabriil oo ah kormeeraha wasaaradda waxbarashada ee maamulka ...
Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo Telefishinka Universal u Xukuntey Lahaanshihiisa Cabdiqaadir Baariyow + Caddeymo
  Avv. Xaawo Xaaji Sabriye oo aan ka Wareysaney sida uu Xukunku u Dhacay. Iyadoo  Dacwad ku saabsan Lahaanshaha Talefishika Universal  ay mudo  soo Jiitameysey ayaa waxaa Dhawaan Dacwadaas galey Maxkamadda ...
DHAGEYSO: Maamulka degmada Kaaraan oo ka warbixiyay qaraxii khasaaraha geystay ee ka dhacay degmadaasi + SAWIRO
Maamulka degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay qarax miino oo ka dhacay degmadaasi saaka. Qaraxaasi ayaa ka dhacay goob ay fariisanayeen ciidamada minishiibiyada ee dowladda hoose oo canshuuraha suuqa ...

Next Page »