Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

May 2014 Archive

TOP NEWS: Maamulka Puntland oo weli ka hadlin guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista dastuurka dalka u degsan oo maalmo ka hore la ansixiyay
  Dowladda Puntland ayaa weli ka hadlin guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista dastuurka ee dowladda Soomaaliya iyadoo la wada og yahay in sanadkii hore dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo ...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo baaq culus u diray wadamada beesha Caalamka isla markaana dhaleeceeyay IGAD, Qaramada Madoobe iyo Midowga Yurub
  Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa beesha caalamka ugu baaqay in faragelinta ka deyso Hannaanka dowladda Soomaaliya oo hadda ah ...
DHAGEYSO: Madaxweyanaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo caawa ku hoyanaya magaalada Boosaaso ee gobalka Bari
  Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, gobalka Bari. Madaxweyanaha oo maanta si diiran halkaa loogu soo dhoweeyay ayaa kulamo ...
PHOTO NEWS: Shaqsiyaadkii ka dambeeyay dilkii gabadhii ardayadda ahayd oo maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukuntay
  HALKAN KA DHAGEYSO XUKUNKA LAGU RIDAY
TOP NEWS DHAGEYSO Xildhibaano fariin culus u diray beesha caalamka “Faragalinta naga daaya waan waynaanay Markaan”
Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen faragalinta beesha caalamka ee Soomaaliya Mudanayaashaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa beesha ...
DAAWO: Maamulka KMG ee Jubba oo looga dabaal-degayo sanad guuradiisa koowaad meelo kamid ah caalamka iyo Soomaaliya + Sawirro
  Maamulka KMG ee Jubba ayaa laga taageerayaa meelo kamid ah dalka iyo dibadda sida muuqanaysa. Sanad guuradii koowaad ayuu u dabaal-degayaa hoggaamiye Axmed Madoobe oo madax u ah maamulkaasi oo ka ...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Booqday Isha Dur Durka Ufeyn(Warsaxaafadeed + Sawirro)
  Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Saaka si rasmi ah u booqday Isha Dur Durka Ufeyn oo ah halka ay biyaha ka cabaan Dadka ku dhaqan degmadaasi. Ceelkaan ayaa ...
WARBIXIN+SAWIRRO: Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalo Xeebeedka Boosaaso
  Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Si Weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri. Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwayne Gaas waxaa kamid ahaa Wasiiro katirsan ...
DHAGEYSO:- Raggii ka dambeeyay dilka gabadhii Ardayadda ahayd iyo haweeneydii qorshaha maleegtay oo maanta maxkamadda ciidanka DF ay xukuntay
Maxkamada darajada koowaad ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun dil iyo mid xabsi ah ku fulisay seddex ruux oo midi haweeney tahay,kuwaasi oo ku eedeysnaa dilka Gabadh ardayad ah oo ...
DAAWO SAWIRO:- Maamulka Gobalka Banaadir oo ka shiray horumarinta adeegyada bulshada iyo amniga
Maamulka gobolka Benaadir oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka midtahay sidii lagu xoojin lahaa amniga, islamarkaana looga hortagi lahaa hagar daamada dhagar ...

Next Page »