Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

April 2014 Archive

Daladda Suxufiyiinta Qorahay Media oo Baaq ka soo saaray Wariyaasha Itoobiya xidhay
Dawladda Itoobiya ayaa cunaqabateyn ku haysa Saxaafada waxayna si ula kac ah u xidhaa meelaha ay saxaafadu ka dhaq-dhaqaado sida caasimada Itoobiya ee Addis Abab. Dalka intiisa kale way ku yartahay ...
DHAGEYSO: Munaasabad lagu caleema-saaray guddoomiyaha cusub ee magaalada Cabuudwaq oo ka dhacday magaaladaasi(Warbixin+Sawirro)
Munaasabaddani oo ay ahayd mid ballaaran ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta waxa ay ka dhacday magaalada Cabuudwaq ee waqoyiga gobalka Galgaduud. Munaasabadda ...
Daawo:Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan safaradii Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas ku Tagay Jariiban iyo Garacad
http://youtu.be/ef0F3G4hwNc
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta Xiriirka labada dal + Sawirro
Tunis, April 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Wasiirka ...
Golaha nabadda iyo midnimada Jubba oo Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh ugu baaqay inay dhex-dhexaad ka noqdo xaaladaha Kismaayo. + Sawirro
Golaha Nabada Iyo Midnimada Gobolada Jubooyinka oo  uu Gudoomiye u yahay Mudane Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa ka dalbaday Xukuumada in  Siyaasad cad  oo dhaxdhaxaadnimo ah ay u wajahdo Xaaladaha ...
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda shaqaalaha adduunka ILO
Madaxweyne Ku Xigeenka  Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa  ku qaabilay madaxa hay’adda Shaqaalaha Adduunka ILO ee Somalia PAUL CROOK. Madaxweyne ...
VIDEO DAAWO:- Golaha Nabada Iyo Midnimada Gobolada Juboyinka Oo Qaadacay Shirka Ka Socda Kismanyo
https://www.youtube.com/watch?v=8-WB9_xgm_8
DHAGEYSO:- Abuukar Macalin Xayeysi “Magaalada Kismaayo waa magaalada dhiiga ee dadka lagu dilo” + Kashifaad
Abuukar Macalin Xayeesi oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubooyinka oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in dhibaatooyin aad u badan ay ka jiraan Jubooyinka. Wuxuu sheegay ...
DHAGEYSO:- Ammaanka xaduudaha dowladda Puntland oo la adkeeyay
Ciidanka ammaanka Puntland ayaa wadda dadaalo kala duwan oo lagu adkaynayo ammaanka magaalooyin taasoo ku aadan sidii loola dagaalami lahaa kooxda Alshabab. Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf  ayaa sheegay ...
DHAGEYSO:- Baarlamaanka oo ku kacay shirkada Turkiga ee FAVORI
Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystya gudigga Gaadiidka, taas oo ku aadan heshiiskii ay Xukuuumadda lagashay shirkadda FAVORI ee lagu wareejiyay maamulka garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ajandaha ugu horeeyey fadhiga ...

Next Page »