Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Caawo iyo Saadaal

DHAGEYSO:-Madaxweynaha somalia Oo Fariin U Diray Kooxda Alshabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Fariin u diray dhalinyarada ku jirta Xarakada Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhalinyaradaasi in ay kasoo baxay Al-Shabaab ,

Continue Reading »

Qeybta Caawo iyo Saadaal

DHAGEYSO:-9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu diley Qarax lagula beegsadey deegaanka Galgala

Wararaka ka imanaya maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in ay sagaal askeri ku dhinteen qarax miino oo maanta ka dhacay waddo ku taalla buuralayda Galgala.

Continue Reading »

Caawo iyo Saadaal Archives

DHAGEYSO:-Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu baydhabo ka jeediyay
- Apr 23, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha Shaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo ...
MUUQAAL: Weerar dhexmaray burcad badeed Soomaali ah iyo ciidamo Maraykan ah
- Apr 23, 2017
Waxaan halkan hoose idiinku soo gubninayna Weeraar dhexmaray Kooxaha Burcad Badeeda Somalida Iyo Ciidamada Maraykanka Ee Ku Sugan xeebaha somaliya  [playlist type="video" ids="169161"]  
MUUQAAL:-Siyaasiyiinta Iyo Wax-Garadka Ka Soo Jeeda Mid ka mid ah Beelaha somaliland oo Xisbiga WADDANI Oo Muujiyey Tageero Buuxda
- Apr 23, 2017
Qeybo ka mid ah odeyada, wax-garadka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo weli ba madax-dhaqameedka ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ee ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa kulan ay isoogu yimaadeen ku shaaciyey in ...
DHAGEYSO:- Faysal Cali Waraabe Oo Gudiga Doorashooyinka Somaliland Eedeeyey & Xisbiga Waddani uu Magac Cusub u Bixiyey
- Apr 23, 2017
Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyey Gudiga  doorashooyinka somaliland oo uu ku sifeeyey qaar jilicsan isla markaana hawlahoodu  gaabis yahiin mararka qaarna lagu ...
MUUQAAL:-Xarun Lagu Nasin doono Geela oo laga dhagax dhigay duleed Magaalada bosaaso
- Apr 23, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=wXEVpTl5Evk
SAWIRO:-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Ka Digay in La Dhisto Dhulalkii Ciidanka Asluubta
- Apr 23, 2017
Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa  kormeeray dhul ku yaala degmada Karaan oo ay leeyihiin ciidanka Asluubta, kaasi oo ujeedkiisu ahayd u kuurgelidda ...
MUUQAAL:-Gudiga Doorashooyina Somaliland Iyo Saddexda Xisbi Oo Kala Saxeexday Heshiis
- Apr 23, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=f2VxpSo9Ius
MUUQAAL:-Xildhiban ka tirsan Golaha Wakiilada somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Beesha Suber Awal Tageero Buuxda U Hayso Xisbiga Waddani
- Apr 23, 2017
Xildhibaan Qabiile oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortey gobalka Saaxil ayaa waxaa uu ka hadley taageraada ay beesha Suber Awal oo uu ka soo jeedo ...

« Previous PageNext Page »