Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Caawo iyo Saadaal

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna

Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo uu soo tabiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa looga doodey ama

Continue Reading »

Qeybta Caawo iyo Saadaal

AKHRISO:-Dawladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisey Qorshaha Amniga Qaranka

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha

Continue Reading »

Caawo iyo Saadaal Archives

DAAWO SAWIRRO:-Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Qaraxyo lagu diyaariyay Fuustooyin
- Apr 26, 2017
  Taliyaha ciidanka Madaxtooyda Puntland Abdirashiid AbdirahimIsmail ayaa sheegay in caawa ay gacanta ku dhigeen xog ay daba joogeen 24-saac ee lasoo dhaafay taasoo ahayd qarax lasoo diyaariyey oo ka koobnaa saddex ...
SAWIRRO:-Guddoomiye ku xigeenada cusub ee gobalka Banaadir oo maanta xilalka la wareegay
- Apr 26, 2017
Giddoomiye ku xigeennada cusub ee Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay sidoo kale waxaa xilka la wareegay xoghayaha guud ee loo magacaabay maamulka gobola Banaadir..  Guddoomiyaha Gobolka ...
DHEGAYSO WAREYSI:-Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya oo sheegtey in 500 oo qof ay u dhinteen Cudurka Daacuun Coleeleedka
- Apr 26, 2017
  Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya. Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Cabdullaahi Xaashi ayaa sheegay in sidoo ...
SAWIRRO:-Ciidamada Ammaanka ee Boosaaso oo qabtey Walxaha Qarxa
- Apr 26, 2017
Ciidamada amaanka magaalada bosaaso ayaa qabtey walxaha qarxa iyo dadkii gacanta ku hayay side ay shegeen saraakiisha amaanka in kasta oo saxaafada berri loo soo bandhigi doono Ciidamada amaanka ayaa xiligan ...
MUUQAAL:-Soo Dhawayntii Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Turkiga
- Apr 25, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=uCK8SKAjnWE
DHAGEYSO:-Wasiirka Aminga ee Puntland oo magaalada Garoowe kaga Dhawaaqay War-culus
- Apr 25, 2017
Magaalada Garoowe Ee Caasimada maamulka Puntland waxaa lagu qabtay shir wadashi ah oo amniga Puntland ku saabsan waxaana la magacaabaygudiga lamaha amniga oo ay ku jiraa saraakil Ciidamada Puntland ka ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharax U Tartami Doona Gudoomiyaha Golaha Wakiilada
- Apr 25, 2017
Mid ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ka soo jeeda Beesha  madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in uu u tartami doono mid ah mid ah kuraasta shirgudoonka golaha ...
DHAGEYSO:-Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Eedo U Jeediyey Ciidanka Booliska somaliland
- Apr 25, 2017
Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah  xisbiga Waddani ayaa waxaa uu warbaahinta ka sheegay in saldhiga dhexe ee Hargeysa Jirdil  loogu dhex geystay masuulyiin xisbigaasi ka tirsan oo halkaasi ...

Next Page »