Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maqaalo

Fannaanaddii Khadiijo Cabdullaahi Dalays Oo Ku Geeriyootay Magaalada Toronto Ee Dalka Kanada

Eebbe naxariistii Janno ahayd haka waraabiyee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta caanka ah. Khadiijo C/llaahi

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

MUUQAAL:- C/raxmaan Faroole oo sheegay in Garoonka Cusub ee Garoowe Lacagtii lagu dhisay ay Saxiixday Xukuumaddii Shirdoon

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo dhawaan khudbad ka jeediyay furitaanka Garoonka cusub ee diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa si

Continue Reading »

Maqaalo Archives

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo bixiyay wareysi Xiiso badan
- Jan 5, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa mar uu ku sugnaa magaalada Caabudwaaq bixiyay wareysi xiiso badan oo dhinacya badan taabanaya. Wareysigaan ayuu Madaxweyne ku xigeenka ugu horeyntii ka ...
Ra’isul-Wasaare Khayre Oo Seddax Wasiir Xilalkii Ka Qaaday Iyo kuwa Cusub Oo uu Magacaabay
- Jan 4, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn ...
AKHRISO: -Guulaha Xukuumadda Nabad & Nolol waa istarayaan
- Jan 3, 2018
Dhawaantan R/wasaare Kheyre wuxuu ku dhawaaqay in agaasimeyaasha 25-ka wasaaradood iyo xafiiska bey'da R/wasaaraha iyo Xog'hayaha wasaaradda arimaha dibadda loo wada tartamaayo. Aqoon iyo khibradna lagu xulandoono xubnaha xililkaas qabanaya. Si ...
HAMBALYO:-Warbaahinta Saadaalnews oo Umadda Soomaaliyeed u direysa Hambalyo ku aaddan Sanadka Cusub ee 2018
- Jan 1, 2018
Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Saadaalnews ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa uu halkaan uga dirayaa Hambalyo iyo Bogaadin ku aaddan sanadka cusub 2018-ka. Waxaa Maamulka iyo Shaqaalaha ...
Fanaanad Siciido Shiino iyo Heesteeda Sanadka Cusub 2018 ‘CUYUUBAN’
- Dec 31, 2017
Heesta ‘Cuyuuban’ ayaa ku qotonta Afsoomaali Culus oo murtideeda fasiraadeeda loo daayay dadwaynaha Soomaaliyeed looguna talo galay sanadka 2018, Waxaa heestan Curiyay laxankana Saaray  Haykal Yare. Waxaana ku luuqeenaya Fanaanada ...
Dhageyso+Sawirro:-Golaha Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid
- Dec 31, 2017
kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare waxaana looga hadlayaa labo qodob oo ah Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas oo ay soo meel mariyeen Golaha Shacabka iyo Weerar lagu ...
AKHRISO:-Hishiiska Hawada Soomaaliya ee maanta  dhaqan galay xukuumaddii hore ee Ra’isulwasaare Saacid Shirdoon ayaa 2013 Saxiixday
- Dec 29, 2017
Dawladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah oo ay taariikhdu tahay 28.12.2017 waxaa ay dib ula soo wareegtay Hawada Soomaaliya, taasoo markii hore ay maamuleysay hey’adda International ...
KACAANKII DUCADA  W/Q:- Cabdullaahi Janno
- Dec 26, 2017
Aafooyinka ka dhashay dagaallada sokeeye waxaa ka mid ah lumista halbeegga iyo qiyaaska. Aaladdii wax lagu cabbirayay waxay la daxaleysatay labo cudur midkood—ama labaduba: jahli iyo qabyaalad. Jahliga dawadiisu waa ...

« Previous PageNext Page »