Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maqaalo

Shantii la kala qaaree qaybsami wayday

Qofka aad u sii dhuuxa cinwaanka aan qormadan ugu wanqalay, wuxuu dhib-yari saadaalin karaa mawduuca aan u gogol-xaadhanayo inaan ka hadlo, laakiin waxaa suuragal ah

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

MAXAAD KA TAQAAN SOOYAALKA TAARIIKHEED EE CIIDANKA XOGGA DALKA SOOMAALIYA? W/Q. Dr. Bashiir Axmed Cismaan (Bashiir Kacaan)

Maamulkii Xorriyad gaarsiinta ee Talyaaniga (A.F.I.S) wuxuu ka soo dhex saaray ciidankii booliiska raggii u badnaa ciidankii hore, wuxuuna ka dhigay xiddig sugeyaal, iyadoo uu

Continue Reading »

Maqaalo Archives

DHAGEYSO:- EX. Xildhibaan Bood Cabdille Magan oo Digniin Culus u diray Shaqsiyaadka Siyaasadaynaya Arrinka Qalbi-dhagax
- Sep 14, 2017
Siyaasiga Soomaaliyeed ee ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee Dalka kana tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Gedo Ex-xildhibaan Bood Cabdulle Magan ayaa si Kulul uga hadlay Arinta Qalbi dhagax, Bood ...
FAALLO:-Ma Aragtaan Dowlad Dumiska Dowladda ku Jira iyo Hagardaamooyinkii ay dhigeen
- Sep 6, 2017
Wixii ka dambeeyay markii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo waxaa bilowday Ififaalo Nabadeed iyo Horumar Dowladnimo oo markii ugu Soomaalidi indhaha saaraan tan iyo wixii ka dambeyay Dowladii ...
XaaladdaSoomaaliya: MaxaankabarankarnaaLigasigii Mao Zedong.
- Sep 3, 2017
Noloshaaadanuhukumasafartowaddotoosanoobiime ah balsewaa mid murugsanbilowiyodhamaadbaiskuxiranyihiin.Sidaaaadadigurabtokumashaqayso, qorshayaalbadanooaaddajisayooaysankuumuuqan wax caqabadiyoqallooc ah oobadalikaraayaafashiliyofilanwaakudhamaado. Markiqasaareamahungowcaynkaas ah kugudhaco lama quusteqorshe kale iyosixidwixii is dabamarayah ayaa lagalaa. Sidaaawgeednoloshunooci ay rabtaa ha ahateewaxaykusocotaa "tijaaboiyoqalad) trial and error".   Mansabwalbaooaadhaysoqaladwuudhici.Mararbadanadigooleh ...
Sababta Ka Dambeysay In Farmaajo Salaada Ciida Ka Baaqdo Masjidka Isbaheysiga Muqdisho
- Sep 1, 2017
Inta badan Madaxda Dalka ayaa waxay xaadireen maanta Masjidka Isbaheysiga Islaamka Ee Magaalada Muqdisho oo ay Salaada ciida Carafo ku tukadeen. R/wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali Kheyre,Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan ...
Dhageyso:-Goormee Ayaa Lasiideyn Doonaa Maxaabiistii Laga Keenay Dalka Itoobiya?
- Sep 1, 2017
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo Waraabhinta la hadlayay ayaa ugu baaqay Ciidamada Amniga dalka in ay siweyn u xaqiijiyaan amniga inta lagu guda jiro Maalmaha Ciida. Waxa ...
CIID WANAAGSAN: Maamulka iyo Shaqaalaha Saadaal Media Group oo hambalyo u diray ummadda Islaamka
- Sep 1, 2017
Maamulka ugu sareeya ee Shabakada Saadaal Media iyo Shaqaalaha ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Adxaa u diray dhamaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan, maadaama maalinta berri ...
QORMO XIISO LEH:-Eedaymaha dhinaca Fanka ah ee Cabdi Good loo haystaa waa kuwo noocee ah? Muxuuse ku saxan yahay? 
- Aug 29, 2017
Cabdi Good Abees oo ka mid ah dadka waayadaan dambe aad uga falanqooda fanka Soomaalida, ayay dad badan mar walba usoo jeediyaan eedaymo aad u badan oo ku wajahan qaabka ...
From Kaayaneey to Kansas: wax ka baro Hayaankii Axmed Caafi
- Aug 29, 2017
Axmed Caafi wuxuu geel ku raaci jiray buuraha waaweyn ee loo yaqaan Kaayaneey ee ku yaal gobalka Gedo. Wuxuu tababar ku tagayaa jaamacadda caanka ah ee Kansas ee ku taal ...

Next Page »