Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xulka Saadaal

DHAGEYSO:-Xildhibaanada Labada Aqal Oo Dhex Dhexaadin Ka Bilaabaya Guddoonka Labada Aqal

Iyadoo ay soo if-baxday khilaaf oo kala dhex galay Guddoonka Labada Aqal ee Baaramaanka,kaasoo ka dhashay ka dib markii ay Golaha Shacabka ay Go’aamiyeen in

Continue Reading »

Qeybta Xulka Saadaal

AKHRISO:-Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Dowlad Goboleedkaasi. Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur

Continue Reading »

Xulka Saadaal Archives

MUUQAAL:-Booliska Gobolka Togdheer Oo Qabtay Labo Gaadhi Uu La Soo Goostay Wasiir XaglaToosiye
- Dec 15, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=GdQkiiUu2Ms
Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay In Hakad Gelinayso Gargaarka Ay Siiso Ciidamada Soomaaliya
- Dec 15, 2017
Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Waftigiisi oo dib ugu soo laabtay dalka
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hor kacayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib  markii ay kasoo qayb galeen Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee lagu ...
DHAGEYSO:-Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalkii Ka Dhacay Degmada Mahadaay
- Dec 15, 2017
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaaden fariisin ciidamada dowladda ku leeyihiin Suuqa Xoolaha degmada Mahadaay ee loo yaqaano Hararka. Dagaal mudo socday ayaa  halkaasi labada dhinac uu ...
MUUQAAL:-Barlamanka somaliland ma ansixin doonaan golaha wasiirada?
- Dec 15, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=HNxyv6dbBhM
MUUQAAL:-Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Beelaha Garxaajis Oo Gaadhay Magaalaga Ceerigaabo Iyo Go’aamo Hor Leh Oo Ka Soo Baxaya
- Dec 15, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=-3XMfMDK9-U
DHAGEYSO:- Muran Ka Taagan Sanduuqa Soomaaliya Xil Wareejintii Xukuumadda Khayre kadib
- Dec 15, 2017
Raysal wasaaraaha dawlada federalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xil la wareegistii Xukuumadan uu hogaaminayo iyo tii ka sii horaysay. Xassan Cali Khayre Raysal wasaaradaha Soomaaliya ayaa sheegay xukuumadan markii ay timid ...
Dowladda Samalia Oo Mareykanka Ka Dalbatay In Ay Kordhiyaan Weerarada Lagu Bartilmaamedsanayo Xubnaha Shabaab
- Dec 15, 2017
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamed Ali Xagaa ayaa ka dalbaday Mareykanka in la kordhiyo taageerada uu u fidiyo Soomaaliya iyo weerarada xagga cirka ee looga horjeedo kooxda Al-shabaab,   Wasiiru dowlaha oo ...

« Previous PageNext Page »