Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xulka Saadaal

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday

Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha barlamanaka cusub ee dowladda Puntland, waxaana kujira hal xubin oo katirsan

Continue Reading »

Qeybta Xulka Saadaal

Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto

Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq oo ku sugan

Continue Reading »

Xulka Saadaal Archives

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ee deegaanka isagoo sheegay in socdaalkiisa ay ku wehelinayaan xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Hay’adaha kale ...
MUUQAAL:-Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland Oo baaq u diray Golaha Shacabka Puntland
- Jan 16, 2019
  https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2289195561111948/
Qarax Goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho
- Jan 16, 2019
Qarax ayaa Goordhow ka Dhacay Meel u dhow Xarunta Cisbitalka Kal Kaal ee magaaladda Muqdisho. Qarax ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho, waa inta u dhaxaysa isgoyska Banaadir ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Madaxweyne farmaajo oo dardaaran adag ka soo diray baydhabo & halka uu ku socdo
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen). Madaxweyne ...
Akhriso:-Dowladda Somalia sheegtay inay Cadaadis Dibedeed kala kulmeen Go’aankii Dhexdhexaadnimadda ee Khilaafka dalalka Khaliijka
- Jan 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa arrinkaasi ku sheegay Wareysi dheer oo uu siiyey Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency, oo uu kaga hadlay Xaalladda Somalia, Xiriirka ...
DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo la shiray Odayaasha Dhaqanka degmada Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ee deegaanka isagoo sheegay in socdaalkiisa ay ku wehelinayaan xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Hay’adaha kale ...
DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha puntland oo kulan la qaatay Hay’addaha UN-ka ee ka howlgalla Puntland
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta 16 January 2019 xafiiskiisa ku qaabilay laamaha Hay’addaha UN-ka qaybtooda ka hawlgala Puntland, kuwaas oo kala ah UNSOM, UNICEF, UNDP, UNHABITAT, ...
DAAWO SAWIRRO:–Xaflada Caleemo saarka Madaxweyneaha KG oo ka socota Baydhabo
- Jan 16, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,kaas oo 19 Bishii tegtay ee December Sanadkii 2018 lagu doortay Magalada ...

Next Page »