Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciyaaraha

Dhageyso+Sawirro:-Golaha Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid

kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare waxaana looga hadlayaa labo qodob oo ah Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas oo ay soo meel mariyeen

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

AKHRISO:- Golaha Shacabka oo ku gacan-seyray dalabkii ahaa in Laba xildhibaan xasaanadda lagala noqdo

Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

MUUQAAL: Booliska Hargeisa oo Xoog Timaha uga jaraya dhalinyarada
- Dec 31, 2017
Ciidamo ka tirsan Booliska ka howl gala magaalada Hargeisa ayaa Ugaadhsi ku bilaabay Dhalinyarada la baxay Timaha,  Iyagoona Xoog uga Xiiraya Suuqa Bandhtankiisa. Muuqaal laga duubay ayaa muujinaya Dhalinyarada oo Xoog ...
AKHRISO:Xaflada balaaran oo Lagu Soo Dhawaynayo Gudoomiyaha Gobalka Gedo Mudane Maxamed Muxumud Maxamed oo Columbus,Ohio ka Dhici Doonto
- Nov 22, 2017
Jaaliyada Soomaalida ee Columbus Ohio ayaa soo qabanqaabisey xaflad lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha (Governor) Gobolka Gedo Maxamed Muxumud Maxamed  MAXAMED DHEERE oo socdaal uu kula kulmayay jaaliyadaha ka duwan ee ...
AKHRISO:-Iskuul Dhigashadu Macnaheedu Ma ahan Waxbarasho. Qeybti Koowaad W/Q. Ibraahim Aadan Shire
- Nov 8, 2017
Shirkii ka dhacay caasimadda dalka Senigaal sanadki 2000, waxaa lagu guntay in dhammaan caruurta iskool gaartay ee ku nool dacallada adduunka la siiyo fursad ay iskool ku dhigtaan, marki la ...
FAALLO:-Baarlamaanka 10aad
- Aug 10, 2017
Waxaa lagu soo doortay Baarlamaanka 10aad xarumaha dawlad-gobolleedyada dalka.  Hannaanka iyo maamulka lagu soo doortay xubnaha, waxaa lagu tilmaamaa kii ugu musuqmaasuqa badnaa taariikhda Soomaliya.  Laaluush, boob cad iyo gacan-qabad ...
DHAGEYSO: Cosoble “Waa waajib maqaamka G/Banaadir”
- May 20, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa waxa uu ka hadlay maqaamka Maamulka Gobolka Banaadir, oo maalmahan arrintiisu ay taagan tahay. Waxa uu sheegay waajib in ay tahay helitaanka maqaamka uu ...
DHGEYSO:-Kooxda Gobolka Bari Oo Qaaday Horyaalka puntland
- May 19, 2017
kooxda FC Bari ayaa ku guulaystay horyaalka puntland ka dib markii ay 5:1 Uga badiyeen kooxda ku ciyaaraysay magaca SBC [playlist ids="172883"]  
DAAWO:Marwo Batuulo Duqow Macallin oo Gabay Cajiib ah ka Tirisay Xaalada Soomaaliya+Faragalinta Doorashada
- Feb 5, 2017
https://youtu.be/9CVLoRwTjVI
Dhageyso:-Shariif Xasan oo difaacay Hoggaamiyaasha Madasha
- Dec 29, 2016
Xubnaha Madasha Hoggaanka Qaran ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay fulinta 18 kursi oo dheeri ah oo ay horey u sheegeen ii lagu kordhiyey Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya. Warsaxaafadeed xalay ...

« Previous PageNext Page »