Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xulka Siyaasada

DAAWO: Waa Kuma Wasiirkii Ku dhintay Qaraxii Muqdisho & Qaabkii uu ugu dhintay Weerarkaas

Wasiirkii Dhalinyarada & Ciyaaraha ee Maamulka Jubbaland, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw Libaax), ayaa Khamiistii ka mid noqday dadkii ku dhintay ismiidaamintii ka dhacday Saldhiga Degmada

Continue Reading »

Qeybta Xulka Siyaasada

Al-Shabaab Oo Weerartay Banki Ku Yaalla Gudaha Dalka Kenya

Rag loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen banki ku yaalla magaalada Mandera ee Waqooyi-Bari Kenya, waxay ku dileen saddex

Continue Reading »

Xulka Siyaasada Archives

DHAGEYSO:-Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Muhiimada Xeerka Isgaarsiinta Dalka
- Jun 23, 2017
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xeerka Isgaarsiinta oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada. Xilli maalintii shalay golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ansixiyeen xeerka isgaarsiinta ...
DHAGEYSO:-Wasiirka Amniga”Shacabka Muqdisho Waa In Ay U Midoobaan Dagaalka Al-Shabaab”
- Jun 23, 2017
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa si adag uga hadlay Weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen saldhiga degmada Waaberi halkaas oo ay ku dhinteen shacab iyo askar. Waxaa uu sheegay in  Shabaab ...
DHAGEYSO:-Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Jubbada Hoose
- Jun 23, 2017
Ciidamada Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan waxa ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobolka Jubbada hoose  halkaas oo deegaanka ka tirsan gobolkaas ay Gacanta ku hayaan dagaalyahano ka ...
TOP DHAGAYSO:Cismaan Badawi oo ka dhawaajiyay waktigii uu Dr.Cali Khaliif ka quustay Koonfur una digo-rogtay Somaliland
- Jun 23, 2017
Waraysi dhinacyo badan taabanayay aadna u saameenayay Siyaasada deegaanada SSC ayaa waxaa lagaga qaaday madasha 60ka Cismaan Xasan Cismaan Badawi oo ka warbixiyay xaalada deegaanadaa, sababta uu uga hor yimid ...
DHAGEYSO:- Guddiga Doorashooyinka Soomaliya oo Garoowe Shir ku Qabtay looga hadlay Doorashoooyinka Dalka ee 2020
- Jun 23, 2017
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka somalia  ayaa garoowe ku qabtay shir wadatashi ah oo looga hadlayo arimaha doorashoooyinka dalka ee 2020 marka la gaaro. Xubno ka tirsan gudiga madaxa banaan ayaa ...
DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka ah oo kulamo la qaatay Puntland iyo Galmudug, goob-joogna ka ahaa saxiixa 7 qodob oo ay ku hishiiyeen
- Jun 23, 2017
Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada federaalka somaliya Cabdi Faarax Juxa oo shalay soo gaaray Magaalada Galkacyo kulamana la qaatay masuuliyiinta Galmudug iyo Puntland ayaa maantay goob joog ka ahaa saxiixa 7 ...
DHAGEYSO:-Wasiirki Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Jubbaland oo u geeriyooday dhawac ka soo gaaray qaraxii muqdisho ka dhacay
- Jun 22, 2017
Sheekh Maxamed Aw Libaax oo ahaa Wasiirkii dhalinyarada iyo sportska ayaa dhawaac kasoo gaaray qarax  kadhacay Muqdisho u dhintay ,isago dhawaacisu ahaa mid xoogan. Awlibaax ayaa kamid ahaa Aas Aasayashii Dowlad ...
AKHRISO:-Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay ku dhawaad 120 Maxbuus oo ku jiray Xabsiyada Puntland
- Jun 22, 2017
Madaxweynah Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cafis waxa uu u fidiyay Maxaabiis ku jiray Xabsiyada Gobalada Puntland gaar ahaan Magaalada Garowe. Maxaabiista Madaxweynaha Puntland uu Cafiska u fidiyay ee ...

« Previous PageNext Page »