Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta Xulka Siyaasada

TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed

Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ka hadlay Markab labaatan kun oo Ari ah siday oo dekadda

Continue Reading »

Xulka Siyaasada Archives

Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki ayaa soo gaaray Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho. Garoonka Diyaaradaha ...
Waxgaradka Jubbaland Oo Ka Hor Yimid Faragelinta DF Ee Doorashada
- Jul 20, 2019
Waxgaradka degaanada maamulka Jubbaland oo kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ayaa si weyn uga soo horjeestay faragalin ay sheegeen in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ku heyso doorashadda Jubbaland. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in aysan ...
Boosaaso: Kacdoon ka dhan ah MW Deni laguna taageeray MW Farmaajo+Video
- Jul 20, 2019
Madaxwayne Siciid Deni waxaa lagu nacay shanbilood gudahood, madaxdii hore ee Puntland-na sanadka ugu danbeeya ayaa la naci jiray, sidaas waxaa yidhi odayaasha Boosaaso.H “Dawladihii hore waxaa la Nici  jiray Sanadka ...
VIDEO: Kulan Boroordiiq ah oo Hodan Naaleeye, loogu sameeyay magaalada Nairobi
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=rdugDpkBbbg
Daawo: Siyaasiga weyn Hurre Buubaa oo taageeray guddiga MW Farmaajo ee wada hadallada Somaliland
- Jul 20, 2019
Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo Xilal kala duwan kasoo Qabtay DF Somaaliya, Hadana ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa ka hadlay Guddiga Qaran ee Madaxweyne Farmaajo u ...
Baarlamaanka Puntland Oo Gudbiyay Mooshin Xil Ka Qaadis Ah(Xasaasi+Xog)
- Jul 20, 2019
Golaha wakiilada Puntland oo cuskanaya qodob kamid ah Dastuurka dowladda Puntland iyo xeer-hoosaadka Baarlamanka, ayaa mooshin xilka qaadis ah ka gudbiyay, xubnaha maxkamadda sare ee Puntland oo ay ku eedeeyeen ...
Dhageyso: Madaxweyne Biixi oo si adag uga hadlay xubnaha guddiga ee ka soo jeeda Somaliland
- Jul 20, 2019
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in aysan aqoonsanayn siyaasiyiin uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ee ka soo jeeda gobollada waqooyi. Halkaan hoose ka dhageyso;
MW Farmaajo Oo Deni Kala Hadlay Sii Deynta Masuuliyiin Ku Xiran Boosaaso
- Jul 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha ayaa ...

Next Page »