Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arimaha Bulshada

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Gaalkacayo Ku Qaabilay Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Xuseen Ceelaabe Faahiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Saciid Xaaji

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

Wasiirka Warfaafinta XFS oo si Kulul u Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay
- May 22, 2019
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si kulul u cambaareeyey Qarax ay argagixisadu la beegsadeen dad bakarakacayaal ah oo deganaa dhismihii hore ee Wasaaradda ...
Faay Cali Ragge oo ku dhimatay qaraxii muqdisho
- May 22, 2019
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyootay, halka 10 kalena ku dhaawacmeen, kaddib qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Koontarool Ciidanka NISA ku leeyihiin agagaarka Daljirka Dahsoon iyo Ex ...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Go’aankii Kenya
- May 22, 2019
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aankii dowladda Kenya ay ku xadiday Dal ku galka Visaha, isla markaana dib u soo celisay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Halkan hoose ...
DHAGEYSO:-Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho
- May 22, 2019
Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku geeriyootay 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax babauur oo maanta ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka taallada Daljirka ee magaalada Muqdisho. Kooxda Al-Shabaab ...
Madaxweyanaasha Labada Maamul Galmudug iyo Puntland oo ku kulmay Gaalkacyo Kana Wada haday Arimo Xasaasi ah
- May 22, 2019
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Dani ayaa Maanta waxa ay ku kulmeem Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Kulanka ...
Akhriso Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay go’aankii Dowlada Kenya
- May 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay u dirtay warqad jawaab ah Dowladda Kenya,kadib Go’aankii Kenya ay Dalkugalka xubnaha xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ugu diiday,isla markaana ay ...
Kulankii Golaha Shacabka Somali oo baaqday
- May 22, 2019
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho,hayeeshee kulankii uu ...
Dowladda oo ka hadashay qaraxa dhowaan ka dhacay Muqdisho
- May 22, 2019
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye ayaa cambaareeyey Qarax Maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin ...

« Previous PageNext Page »