Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arimaha Bulshada

DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha soomaaliya oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka ayaa ugu baaqay in ay

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ciidamada Kenya oo Qarxiyay Xaruntii Shirkada Hormuud ee Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo
- Jan 22, 2018
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ay Saldhig cusub ka sameysteen degmada ceelwaaq, waxaana ay gudaha u soo galeen dhawr Kiiloomitir ...
DHAGEYSO:-Xisbiga Ucid oo Maamulka Soomaaliland ku canaantay dagaalka Ceel Afwayn
- Jan 22, 2018
Xisbiga UCID Ee Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray beelaha Walaalaha ah ee ku dagaallamay Deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel-afweyn oo ka tirsan Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana uu ku ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo diirada saaray caasimada Puntland & Hanjabaad uu warbaahinta u mariyay
- Jan 22, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Tukarraq ee Gobolka Sool, halkaas oo dhowaan ay qabsadeen Ciidanka Somaliland. Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ...
DHAGEYSO:-Suldaan Guud ee beelaha Somaliland” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaal ka dhacay deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag . Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa ...
DHAGEYSO:-Wakhtiga La Qabanaayo Shirkii Beelaha Garxaajis Oo La Shaaciyey
- Jan 22, 2018
Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen wakhtiga la qaban doono shirkii iyo waliba goobta lagu qaban doono Hoos ka dhageyso codka [playlist ids="201978"]
DHAGEYSO:-C/Raxmaan Ciro” Muuse Biixi Habeenkii Ma seexdo ilaa uu Farmaajo lahadlo”
- Jan 22, 2018
Musharaxii Madaxweyne ee xisbigii mucaaridka ahaa ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro oo khudbad u jeediyey shacabka Magaalada Borama ee xarunta Gobolka owdal ayaa Madaxweynaha Soomaaliland waxa uu ku eedeeyay ...
VIDEO:-Xisbiga waddani oo ka hadlay colaada ka soo gobolka Sanaag & Qabsashada Tukaraq ee soomaaliland
- Jan 22, 2018
    https://www.youtube.com/watch?v=zcpdjLghIcc&feature=youtu.be
DHAGEYSO:-Xildhibaano gudbinaya dacwad ka dhan ah gudoomiyaha gobolka Hiiraan
- Jan 22, 2018
Gobolka Hiiraan gaar ahaan degaano hoostaga degmada Baladweyne waxaa  ku sugnaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya kuwaas oo u kuur galayay xaaladaha ka jiray Gobolkaas. Mudanayaashaas waxaa ka mid ahaa xildhibaan ...

Next Page »