Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qisooyinka Quraanka

Daawo:Qisooyinka Quraanka (27) – Godadka naarta ah dadkii lagu guray

Assalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu Qisada maanta ee qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanaynaa dadkii Muslimiinta ahaa ee iyaga oo nool godadka naarta ah lagu

Continue Reading »

Qeybta Qisooyinka Quraanka

Daawo:Qisooyinka Quraanka (25) – Ninkii Muminka ahaa ee ay Fircoon qaraabada ahaayeen

Assalamu Calaykum Qisada ninkii muminka ahaa ay qaraabada ahaayeen Fircoon ee rumuuyay nabi Muse waa qiso kale oo ka mida qisooyinka lagu cibro qaato ee

Continue Reading »

Qisooyinka Quraanka Archives

Daawo:Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday
- Jun 29, 2016
Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Barmaamijka 24 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa magaaladii sadexda rasuul loo diray laakiin diiday in ay rusushooda wanaaga ku raacdo.Fadlabn sheekada magaaladaas ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba
- Jun 28, 2016
Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Nicmada Allah hadii laga mahadnaqi waayo waxa ay keentaa in nicmadaasi ay suusho. Reer Saba waxa uu Allah dagaankooda ku siiyay nicmooyin aad u badan, markii ay ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan
- Jun 27, 2016
Assalamu Calaykum Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa ninkii wanaagsanaa ee xakiimka ahaa ee Luqmaan iyo xikmadihii iyo talooyinkii uu inankiisa siiyay. Waa xikmado  uu u ...
Daawo:21 Qisooyinka Quraanka – Qisadii ninkii kibray ee Qaaruun ~ Sheikh Ali
- Jun 26, 2016
Assalamu Calaykum Baraamijka 21aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii ninkii reer Bani-Israa'iil ee la odhan jiray Qaaruun.Qisadan ninkan fadlan halkan ka daawo hadaad awood u leedahayna ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (20) – Gabadhii Nafteeda iyo reerkeeda badbaadisay
- Jun 25, 2016
Assalamu Calaykum Baraamijka 20 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii gabadhii boqorada ahayd ee noolayd waqtigii nabi Sulayman. Qisadii Gabadhan iyo sidii ay nafteeda iyo ehelkeedaba ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (18) – Doodii dhexmartay Nabi Ibraahiim iyo Tolkiis
- Jun 24, 2016
Assalamu Calaykum waraxmatullahi wabarkatuhu Nabi Ibraahim isaga oo yar oo aan nabi ahayn ayuu Allah xikmad iyo celmi siiyay. Waxa uu arkay in aabihii iyo tolkiis  waxa ay caabudayaan  aanay sax ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (17) – Qisadii nabi Muse iyo Khidir
- Jun 23, 2016
Assalamu Calykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu Qisada sheekada dhexmartay nabi Muse iyo nabi Khidir waxa ay ka mitahay qisooyinka cajiibka badan ee  Quraanka ku soo arooray. Barmaamijka 17 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka ...
Daawo:Qisooyinka Quraanka (16) – Ninkii Allah u nicmeeyay laakiin ka mahad niqi waayay
- Jun 21, 2016
Assalamu Alaikum warahmatullahi Wabarakaatuhuu Barmaamijka 16 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka ee aan ugu talagalay bisha Ramadaanta waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa dooda dhexmartay laba nin oo uu  midkood ...

« Previous PageNext Page »