Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arrimaha Jaaliyadaha

TARSAN oo isbarbar dhigay Heshiiska Eritrea & Ethiopia iyo Xaalada Somalia ‘Muuse Biixi iyo Farmaajo ha kulmeen’

Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ee sida dhow ula shaqeeya Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xiriirka soo jireenka ah

Continue Reading »

Qeybta Arrimaha Jaaliyadaha

DHAGEYSO:-Somaliland oo sheegtay inuu Dhamaaday Heshiiskii Ay la galeen Maamulka Khaatumo

omaliland ayaa ka hadashay Halka uu ku dambeeyay Heshiiskii ay la gashay Khaatumo iyo Hadalo uu dhowr Jeer Warbaahinta kasii daayey Dr. Cali Khaliif Galayr

Continue Reading »

Arrimaha Jaaliyadaha Archives

DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay qorshooyinka u degsan Dowladiisa
- Jul 18, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha somaliland oo la sheegay in uu meeel ka dhac ku sameeyay shacabka gobolka awdal
- Jul 18, 2018
Xildhibaan ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Awdal ayaa sheegay in reer Awdal aaney qaban hadal ku jiray war saxaafadeed uu shalay soo saarey madaxweyne ...
DHAGEYSO:-Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Halista Somaliland Kaga Wajahan Shirka Brusalis
- Jul 18, 2018
Cabdiqaadir Jirde ayaa Ka Hadlay Halista Somaliland Kaga Wajahan Shirka Brusalis xalay lagu soo gaba gabeeya xildhibaanka ayaa dhanka kale ka hadlay is badalka ka dhacay dalja itoobiya iyo arimo ...
DHAGEYSO:-Faysal cali waraabe oo qiray in somaliland ay tahay maamul goboleed somalia ka mid ah
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley ujeedka uu u tagay shirka Somaliya Ee Brussels . Gudoomiye Faysal ayaa ugu horeyn sheegay in Somaliland ...
DHAGEYSO:-Ciidamo gaar ah oo loo sameeyay amniga magaalada baladweyne
- Jul 18, 2018
Magaalada Baladweyne waxaa lagu soo bandhigay Ciidamo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan Amniga Gobolka Hiiraan. Taliyaha Guutada 5aad ee Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed Col Faarax Cali Kooshin ayaa Ciidamada ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo dacwad ka gudbiyay muuse biixi
- Jul 18, 2018
Madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas oo ka qayb galay shirkii lagu soo gaba gabeeyay shirka Brussels ayaa si cad u sheegay in uu beesha calamka u gudbiyay dacwad ka ...
DHAGEYSO:-Ciidamo ka tirsan dowladda somalia oo la wareegay xarun ay lahyeen ciidadama Hirshabelle
- Jul 18, 2018
Wararka imanaya Gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda soomaaliya ay xoog kula waregeen xarun ciidan oo ay lahayeen kuwa maamulka hirshabelle waxaana arintaas warbaahinta u sheegay ...
Akhriso:-Alshabaab oo shaaciyay magaca iyo beesha ninkii weeraray Xarunta madaxtoyada somalia
- Jul 18, 2018
Ururka alShabaab ayaa warbaahinta u gaarka ka baahiyay magaca mid kamid ah maleeshiyaadkii fuliyay weerarka ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Somalia. War qoraala oo kasoo baxay maleeshiyada Alshabaab laguna baahiyay baraha ...

« Previous PageNext Page »