Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Midnimo One

Wiil Yar oo uu dhalay Wariye Cawil Daahir ayaa si qiira leh uga hadlay wada hadalkii ugu dambeeyey ee dhexmaray isaga iyo aabbihii !

Wiil Yar oo uu dhalay weriye Cawil Daahir Salaad ayaa si qiira leh uga hadlay geerida aabbihii oo Sabtidii ku dhintay qarax ay soo maleegeen

Continue Reading »

Qeybta Midnimo One

Maxaa Xal u ah Dhibaatooyinka Soomaaliya Geeska Afrika ?

Mufakirka reer Jabuuti cabdiraxmaan bashiir ayaa jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga hadlayo xalinta dhibaatooyinka soomaaliya iyo geeska afrika . HALKAN HOOSE KA

Continue Reading »

Midnimo One Archives

Mukhtaar Rooboow Xaq ma leeyahay xiligan in uu soo hor istaago shacab somaliyeed isagoo doonaya inuu Hogaamiyo ?
- Dec 15, 2018
Sheekh Mukhtaar Rooboow Xaq ma leeyahay xiligan in uu soo hor istaago shacab somaliyeed isagoo doonay inuu Hogaamiyo ? suaashaas Waxaa ka jawaabay sheekh Cabdiraxmaan bashiir isagoo dhinacyo badan ka eegaya ...
CABASHO TOOS AH, REYSULWASARE.
- Dec 2, 2018
CABASHO TOOS AH, REYSULWASARE. KU: Reysulwasaare cali maxamed kheyre. UJEEDO CABASHO! Mudane R/wasaare waxan kugu salaamay salaanta islaamka. Mudane R/wasaare waxan ah sarkaal katirsan CXD mudo 40 sano ah. Waxan katirsanahay Ururka 60aad oo ...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo saxaafadda kala hadlay arrin Muhiim ah .
- Nov 28, 2018
Madaxwaynaha dawlad deegaanka soomalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar ayaa talo wax ku ool ah siiyay saxaafadda oo uu kala hadlay arrin aad muhim u ah. HALKAN HOOSE KA DAAWO .   https://www.facebook.com/abdirizak.jubba/posts/2244063835625911
Muuqaal : Musharax Madaxweyne General Siciid dheere oo burtinle lagu soo dhoweeyey.
- Nov 24, 2018
Musharax Madaxweyne General Siciid dheere ayaa qaybaha kala duwan ee bulshadu kusoo dhoweeyeen degmada burtinle ee gobolka nugaal . Musharax siciid dheere oo dadweynaha burtinle goob fagaare ah kula hadlay ayaa ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn u noqon lahaayeen waxaana Suhayba Xarago oo ka mid ah Suugaanleyda Soomaaliyeed ay gabay ku cabirtay ...
Guushii Khabiib – Feeryahankii Difaacay Diinta Islaamka .
- Oct 9, 2018
Khabiib waa Feeryahankii ugu horreeyey ee Muslim ah ee ku guulaysta horyaalka UFC. Wuxuu ka guulaystay feeryahanka Conor oo u gefay Diinta islaamka. 1988 ayuu ku dhashay Dagestan oo ku taalla gobolka ...
DHAGEYSO:-Abduweli Gaas oo Dano u gaar ah usii xoojinaya Khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka,
- Apr 27, 2018
Eng Axmed Salaad Ow Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay Booqashada uu Madaxweynaha Puntland ku tagay Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay Muujineyso talaabadaasi danaha shaqsiyadeed ee ...
DAAWO MUUQAAL:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo Cayriyey Shirkada DP World Iyo Go’aanadii Ugu Adkaa Oo Laga Qaatay
- Mar 12, 2018
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya oo kulan ay ku yeesheen xaruntooda waxa ay ku ansixiyeen xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Somaliya. Xeerkaan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeeyay  Shirkadda DP ...

« Previous PageNext Page »