Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Midnimo One

Baadari sanado diinta kirishtanka ku faafinayey Xamar oo la ogaaday .

Wargeyska wordandway.org ayaa shaaca ka qaaday arin halis ah oo muddo shan ah magaalada Muqdisho uu ka waday Baadari u dhashay dalka Kenya. Baadari u dhashay

Continue Reading »

Qeybta Midnimo One

Soomaalida Marxaladee ayaynu ku jirnaa ?!

Nin oday ah ayaa yiri waxaan ka qayb galay shir reerku leeyahay, hadii aad aragto dadka ay doonayaan inay soo Sharaxdaan layaab ayaa ku dilaya,

Continue Reading »

Midnimo One Archives

Somaliland : ”Inuu Farmaajo Hargaysa yimaado ceeb uma aragno haddii…”
- Jan 7, 2019
“Haddii uu maanta Madaxweynaha Soomaaliya Hargeysa imaanayo oo arrinteena aan kala hadlayno anigu ceeb ku jirta ma arko.” ayuu yiri Xoghayaha Xisbiga Waddani mar la weydiiyey  sababta uu ula kulmay ...
Dhoolatus : Jubbaland oo soo bandhigtay Awoodeeda Ciidan . (VIDEO)
- Jan 5, 2019
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Ciidamo isku dhaf ah oo loo diyaarinayo xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe iyo isku furista Degmooyinka Gobolka Jubbada Hoose kuwaas oo waayadii u danbeeyay ...
Jubbaland oo Ciidamo badan Diyaarado ku geysey Afmadow.
- Jan 5, 2019
Ciidamadan ayay jubbaland sheegtay in loo diyaarinayo dib u xoraynta iyo isku furista Degmooyinka Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe Ciidamadan waxaa ay xorayn doonan Degmooyinka Jamaame Jilib iyo Badhaadhe oo ka ...
Qaramada Midoobay oo sheegtay inay bedelayso wakiilkeedii Soomaaliya Haysom.
- Jan 4, 2019
Xoghayaha guud ee QM António Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go’aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non ...
Madaxweyne Gaas oo ka hadlay doorashada Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland.
- Jan 4, 2019
Garoowe: Madaxweynah xilku  kasii dhamaanayo ee puntland cabdiweli cali gaas ayaa sheegay in doorashadaii ka dhacday maanta puntland ay muujinayso nidaamka iyo bisaylka siyaasadeed  ee ka jira Puntland Ugu dambayn madaxweyne ...
daawo : Khudabdii Safiirka soomaaliya u fadhiya QM uu ka jeediyey golaha Amaanka
- Jan 3, 2019
Danjire Abuukar waxa uu s xusay in dowladda Soomaaliya ay tahay mid go’aannadeeda u madaxbannaan, ayna hadda dagaal kula jirto argagaxisada, qabyaaladda iyo musuqmaasuqa, sidaasi darteedna ay u baahan tahay ...
XOG: Yaa ugu Horeeyey eryidda ergay diblomaasiyadeed oo ka socda QM?
- Jan 2, 2019
Yaa ugu Horeeyey eryidda ergay diblomaasiyadeed oo ka socda QM? In qof diblomaasi ah loo jaro personna non grata, شخص غير المرغوب, loona sheego inaan looga baahnayn dalka marti gelinaya waa ...
Qisada Guusha u horseeday Musharax Jebiye. Waayihii Adkaa ee Noloshiisa !
- Dec 30, 2018
Ha rajo dhigin adigoo guuleysan kara. Qiso dardaaran, dhiirrigalin iyo iftiimin u ah Guusha ayuu Musharrax Eng. Jabiye la wadaagey dhallinyarada Puntland isago milicsi ku sameeyey Waayihii adkaa ee noloshiisa. HALKAN HOOSE KA ...

Next Page »