Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Codka jaaliyadaha

Madaxweynaha DDSI oo ka hadlay sii deynta Maxaabiista

Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay Xukuumadda inay cafisay Maxaabiis badan. Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay xabsiga ka

Continue Reading »

Qeybta Codka jaaliyadaha

Cid kasta oo diiday bixinta canshuurta dalka waxay ka soo horjeeda jiritaanka dowlada soomaaliyeed oo lugaheeda ku istaagta

Waayadan danbe waxaa dalkeena soo noqnoqday arimo la xariira cashuurta dalka soomaaliyeed ee xorta ah.si aynu isu fahano shacab iyo dawladba bal horta aan wax yar isla

Continue Reading »

Codka jaaliyadaha Archives

DAAWO SAWIRO:-Dawlada Soomaaliya oo Tababar u xirtay Ciidamo kuwo kalana u Furtay.
- Feb 23, 2018
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 60-aad ee ...
DAAWO SAWIRO:-Guddoomiye Yarisow oo soo xiray Kulamada Wadatashiyada Dadweynaha ee Geeddi socodka Doorashooyinka 2020
- Feb 23, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo ...
DHAGEYSO:-Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda DDSI Ee Waqooyiga Maraykanka
- Feb 23, 2018
Waxaa La Ogaysiinaya Dhamaan Jaaliyada DDSI Ee Waqooyiga Ameerica In Ay Ka Soo Qaybgalaan Xaflad Balaadhan Oo Lagu Tageeraro Shirwaynaha wadatashiga xukumada DDSI Iyo Shacabka oo ka dhacay magaalada raaso ...
DAAWO VIDEO:-Maxaa Ka Jira In Wasiiradii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Ay Muqdisho Tagtey?
- Feb 22, 2018
Qaar kamid ah Warbaahinta ka howl gala magaalada Hargeisa iyo Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga wadani ayaa sheegay in Wasiiradii Hore ee Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Axmed ay gaadhay magaalada Muqdisho ...
DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ra’iisul-Wasaare Ku Xigeenka Turkiga
- Feb 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada ...
DAAWO SAWIRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo kulan wadatashi ah la qaatay Culimada soomaaliyeed
- Feb 22, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan wadatashi ah la qaatay culumada ayaa ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta ...
DAAWO VIDEO:-Raiisul-wasaare Kheyre”Ciidanka Asluubta Wuxuu Ka Mid Yahay Tiirarka Qaranimada & Dowladnimada Soomaaliya”
- Feb 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay xuska sannad guuradii 48-aad ee ...
AKHRISO:-Shirka Goloha Wasiiradda soomaaliya oo looga hadlay qodobo xasaasi ah
- Feb 22, 2018
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa looga dooday heshiiskii ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda la gashay ...

« Previous PageNext Page »