Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta Codka jaaliyadaha

DHAGEYSO:-Wasiirka Aminga ee Puntland oo magaalada Garoowe kaga Dhawaaqay War-culus

Magaalada Garoowe Ee Caasimada maamulka Puntland waxaa lagu qabtay shir wadashi ah oo amniga Puntland ku saabsan waxaana la magacaabaygudiga lamaha amniga oo ay ku

Continue Reading »

Codka jaaliyadaha Archives

DHAGEYSO:-Xildhibaan Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharax U Tartami Doona Gudoomiyaha Golaha Wakiilada
- Apr 25, 2017
Mid ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ka soo jeeda Beesha  madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in uu u tartami doono mid ah mid ah kuraasta shirgudoonka golaha ...
DHAGEYSO:-Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Eedo U Jeediyey Ciidanka Booliska somaliland
- Apr 25, 2017
Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah  xisbiga Waddani ayaa waxaa uu warbaahinta ka sheegay in saldhiga dhexe ee Hargeysa Jirdil  loogu dhex geystay masuulyiin xisbigaasi ka tirsan oo halkaasi ...
DHAGEYSO:-Marwo Faadumo Aadan”Yuusuf Cabdi Gaboobe Xanuunka Hayaa Waxaa Uu Ka Qaadey Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye”
- Apr 25, 2017
Marwo Faadumo Aadan oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay ka hadashey Saxafi Yuusuf Cabdi Gaboobe oo cisbitalka guud ee Hargeysa xanuun u jiifey mudooyinkii ugu danbeeyey. Marwo Faadumo ...
DHAGEYSO:-Ahlusnna oo Sharudo adag Hordhigtay Wada hadalkii ay kula jireen Maamulka Galmudug
- Apr 25, 2017
Wafdigii Ahlusuna ee wada hadalka Galmudug u matalayay ayaa Shuruudo hor leh lu xiray inay la midoobaan Maamulka Galmudug kadib markii ay kulan gaar ah la yeesheen wasiiro ka tirsan ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Guddoomiye ku xigeenada G/Banaadir oo xilalkooda la wareegay
- Apr 25, 2017
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacday Munaasabad kooban oo ay xilalka ku kala wareegayeen Gudoomiye ku xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, oo shalay xilalkaasi loo magacaabay. Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Muluuka ...
DHAGEYSO:-Faah Faahin Guddiga Difaaca Barlamanka oo Mooshin gudbiyay
- Apr 25, 2017
Guddiga Difaaca Baarlamaanka somalia  ayaa Mooshin ka gudbiyay Hannaanka loo dhisayo Ciidamada Qaranka, waxayna ka soo horjeedaan qaabka la doonayo Ciidamada in lagu dhiso. Wasiirkii hore ee Gaashandhigga hadana ah Guddoomiyaha Guddiga ...
Akhriso:-Madaxweynaha somalia oo u safray dalka turkiga
- Apr 25, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku ...
DHAGEYSO:-Nin ka baxay kooxda Takfiirka oo Garoowe lagu soo bandhigay
- Apr 25, 2017
Cabdirasaaq Cabdiraxmaan Kulan oo kamid ahaan urur diimeedka takfiirka ayaa maanta waxaa uu ku dhawaaqay inuu ka baxay, waxaana lagu wadaa in rag kala ka soo baxaan Saaciduuna bil-xaq maalmahaan. Guddoomiyaha gobolka ...

Next Page »