Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta Qormooyinka

DAAWO SAWIRRO:-Soomaalida gobolka Ohio ee dalka Mareykanka oo Xusay musaabadda 1-da Luulyo By: Deeqa Shire SONNA

Kumanaan Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay xaflad lagu maamuusayay Sanadguuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii uu dalka Soomaaliya ka xoroobay gumestihii goboladda kala

Continue Reading »

Qormooyinka Archives

DHAGAYSO+SAWIRRO:Xildhibaanad Maryan Cabdi Geedi oo la hadashay gabdhaha Ohio
- Jun 30, 2017
Xildhibaanad Maryan Cabdi Geedi oo ka mid ah xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan soo gaartay magaalada Columbus Ohio ee Dalka Mareykanka ayaa waxa ay kulan xogwaran iyo dhiirogalin isugu jira ...
TOP DHAGAYSO:Gudoomiyaha Baarlamanka Khaatumo Maxamuud Sh.Cumar oo si Adag u Difaacay Heshiiskii ay Somaliland la Galeen
- Jun 28, 2017
Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo Waraysi siiyey Golaha 28, ayaa wareysi dheer oo uu siiyay kaga hadlay heshiiskii ay dhawaan maamulka Khaatumo la galeen Somaliland.   Wareysigaas oo aad ...
Dagaal Qaraar Oo Haatan Ka Soconaya Gobalka Shabeelada Dhexe, Yuuse U Dhaxeeyaa?
- Jun 27, 2017
Dagaal culus, ayaa waxaa xilligan la soo sheegaya in uu ka soconayo Bariga Gobolka Shabellaha Dhexe, ka dib markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ay saakay ku dhaqaaqeen tuulooyin dhinaca ...
DAAWO: Dowladda Norwey oo Go’aan Farxad ah ka gaartay Kiiskii Mahad Abiib (Miyaa la celin doonaa)
- Jun 27, 2017
Sida uu qoray muuqaal baahiyaha TV2, hey´ada socdaalka iyo agaasinka soo galootiga dalkan Norway, ayaa ugu danbeyn ogolaatay in Mahad Abiib ay u diraan Soomaaliya, inkasta oo ay horey u ...
MUUQAAL: Faysal Waraabe Dagaalkii uu Shalay kula jiray Cali Khaliif Galaydh iyo Isbedelka Maanta ku yimid
- Jun 26, 2017
Faysal Cali Waraabe ayaa Horey Warbaahinta uga dhaleecayn jiray madaxwaynaha khaatumo, Isagoona ku Sifayn Jiray inuu yahay Qof Fidno wale ah, oo Somaliland kasoo Horjeeda, “Cali Khaliif  Qori dab ah ...
MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar Culus ku qaaday Itoobiya, Kuna Baaqay in Xadka laga xidho oo la joojiyo Qaadka
- Jun 24, 2017
Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedayn Marka hore usoo jeediyey Xubno Wasiiro ah oo Cimrada iyo meelo kale ku maqan, Wuxuuna dhaliilay sida wax ...
TOP DHAGAYSO:Cismaan Badawi oo ka dhawaajiyay waktigii uu Dr.Cali Khaliif ka quustay Koonfur una digo-rogtay Somaliland
- Jun 23, 2017
Waraysi dhinacyo badan taabanayay aadna u saameenayay Siyaasada deegaanada SSC ayaa waxaa lagaga qaaday madasha 60ka Cismaan Xasan Cismaan Badawi oo ka warbixiyay xaalada deegaanadaa, sababta uu uga hor yimid ...
AKHRISO QORMO XIISO LEH:-Mooshinka magaalada Muqdisho Laga Sheegayo Yaa Wada, Yuuse Ku Socdaa?
- Jun 22, 2017
Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad ...

« Previous PageNext Page »