Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararka Soomaaliya

DAAWO MUUQAAL:-Ciidamada Amniga oo fashiliyay miino lagu duugey gudaha magaalada kismaayo

Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgal ciidamada ammaanka Jubbaland ay ku fashiliyeen miino ay Malleeshiyaadka Al-shabaab ku duugeen xaafada farjano ee magaalada

Continue Reading »

Qeybta Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:-Xisbiga Waddani Oo Kashifay Xiriirka U Dhaxeeya Somaliland, Sanbaloolshe & CC Shakuur

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu ka hadlay kulan dhawaan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ku dhexmaray Mas’uuliyiin

Continue Reading »

Wararka Soomaaliya Archives

Akhriso:-Maamulka Jubbaland Oo Si Kulul Uga Jawaabay Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya
- May 26, 2019
Kadib markii xalay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dib u heshiinsiinta Xukuumadda Soomaaliya ay soo saaray habraaca Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada dalka ayaa waxaa Go’aankaas ka hor yimid dowlad Goboleedka Jubbaland. War qoraal ...
Dagaal Al-Shabaab ku qaaday Fariisimada Ciidamada AMISOM iyo ku Jubbaland ee Qooqaani
- May 26, 2019
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa weerar dhowr jiha ah ku qaaday saldhig Ciidamo ka kala tirsan AMISOM iyo Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Bilis Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka oo bilaawday ...
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug
- May 26, 2019
 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dawladda Puntland  Markuu arkay:                Dastuurka Dawladda Puntland Markuu arkay:                                    Aqoontiisa ...
Madaxweynaha Puntland oo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeeno Gobolka Mudug
- May 26, 2019
 Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey:  Aqoontooda ...
TOP NEWS:-Hirshabeelle oo sheegtay in Go’aanka Wasaaradda A. Gudaha uu ka hor imaanayo Dastuurka J.F.Somalia
- May 26, 2019
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa walaac ka miijiyay Go’aankii xalay kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dib u heshiinsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo lagu shaaciyay Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka ka jira. War-saxaafadeed ...
MAXAA KA DAMBEEYA CADAADISKA SIYAASADED AY KENYA DOONEEYSO INAY SAARTO SOOMAALIYA?
- May 26, 2019
Cadaadis kastoo siyaasadeed waa inay jiraan ulajeedo ka dambeeyso, hadaba waa maxay sababta? A- Kenya waxaa ka soo xirmay dacwadii (legal course ) maxkamadda caalamiga oo ay Kenya aragtay inaysan ku ...
Ciidamo Horle oo Kagoos tahy Somaliland laguna so dhoweeyey Magaalada Xingalool ee Gobolka sanaag
- May 26, 2019
Waxaa Maanta Ciidamada Somaliland Kaso goostay Ciidamo fara badan oo kamid ahaa Kuwa dhowan Somaliland keentay Deeganka yube Waxaana lagu so dhoweeyey Magaalada Xingalool oo Katirsan Gobolka Sanaag Qaybo ...
710 Milyan Oo Doollar oo QM ku Taageereysa Gurmadka Abaaraha Soomaaliya
- May 26, 2019
Hay’addaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada Soomaliya ayaa sheegay in gudaha Soomaaliya looga baahanyahay 710 milyan oo doollar si sara loogu qaado gurmadka, loogana hortago mashaqo bini’aadamnimo War-saxaafadeed ...

« Previous PageNext Page »